Warkii Manta

Dagaalkii Itoobiya oo sii xoogeystay iyo Jabhadda Tigray oo qabsatay Magaalo cusub.

Wararka laga helayo dalka Itoobiya ayaa sheegaya inuu sii xoogeystay dagaalkii u dhaxeeyay ciidamada dowladd Itoobiya oo kaashanaya maleeshiyada Gobolka

Qodobbadii hor tebinta lahaa ee uu ka gaabiyey Madaxweyne Xasan Sheekh (Akhriso)

Madaxweynaha mar kale xilka loo doortay ee Xasan Sheekh Maxamuud ayaa muddo xileedkiisa labaad waxaa u dhammaaday 100 maalmood oo

Xogta wadahadallo adag oo Garowe uga socda Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Siciid Deni.

Waxaa magaalada Garowe ee caasimadda Puntland maalintii saddexaad ku sugan Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud oo safarkiisii ugu horeeyay

Danjire uu magacaabay Madaxweyne Xasan Sheekh oo laga guddoomay Waraaqihii Aqoonsiga.

Danjiraha cuusb ee Madaxweynaha Soomaaliya u magacaabay dalka India Ahmed Ali Dahir ayaa laga guddoomay waraaqihaiiaqoonsiga ee Danjirinimo. Munaasabad ka

Rs’iisal wasaare Xamsa oo safarkiisii ugu horeeyay uga dhoofay dalka iyo ujeedkiisa.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa safarkiisii ugu horeeyay saaka uga dhoofay dalka intii uu noqday

Boqorka Sacuudiga oo Amray in Hal Bilyan oo Dollar lagu maalgeliyo Dalka Pakistan.

Dowladda Sacuudiga ayaa Lacag gaareysa 1 bilyan oo dollar siineysa dalka Pakistan, kadib socdaal uu Ra’iisal wasaaraha Pakistan ku tegay

Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhoweyn hoos loo dhigay kala kulmay Siciid Deni.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Garowe ee xarunta Puntland, iyadoo uu yahay socdaalkii ugu horeeyay ee

RW Xamsa oo lagu soo dhoweeyay Beledweyne iyo Wasiiradii ugu badnaa oo la socda.

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Xamsa Cabdi Barre ayaa socdaalkiisii ugu horeeyay uga baxay magaalada Muqdisho, isagoo gaaray magaalada Beledweyne ee

RW Xamza oo Xubnaha Golaha Wasiirada ka dalbaday inay shaqeeyaan Habeen iyo Maalin.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa soo xiray seminaar Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya u socday muddo laba

Itoobiya oo shaacisay inay soo riday Diyaarad Hub u siday Jabhadda Gobolka Tigray.

Dowladda Itoobiya ayaa shaacisay inay soo riday diyaarad hub iyo saanad u siday Falaagada Gobolka Tigray ee dalka Itoobiya. Warka

Dagaalkii Ciidamada Itoobiya iyo Jabhadda Tigray oo Dib u qarxay iyo faahfaahin laga helay.

Waxaa maanta dib u qarxay Dagaalkii Ciidamada Dowladda Itoobiya iyo Jabhadda Tigray ee ka socday Waqooyiga Itoobiya, kadib muddo bilo

Madaxweynaha Hirshabelle Iyo Wasiirka Gaashaandhiga Oo Ka Wada Hadlay Dagaalka Shabaab.

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Yuusud Axmed Hagar Dabageed ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Gashaandhigga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Telefoon u diray Amiirka Dalka Qatar iyo Codsi uu gaarsiiyey.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Telefoon u diray Amiirka dowladda Qatar Hamad Bin Tamim Al-thani, isagoo gaarsiiyey codsi uu

Cumar Filish oo laga reebay Shirkii Madaxweyne Xasan Sheekh isugu yeeray Golaha Amniga.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir aan caadi ahayn maanta isugu yeeray Golaha Amniga Qaranka, iyadoo shirkaasi laga reebay Guddoomiyaha

Xasan Sheekh shaaciyay Diyaargarow Dagaal aan waxba lala harin oo lala gelayo Alshabaab.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku baaqay in loo diyaar garoobo dagaal aan waxba lala harin oo lala galayo