Warkii Manta

XIRIIRKA PUNTLAND IYO DOWLADDA FEDERAALKA OO SII XUMAANAYA.

Muqdisho (Wararka) — Laba bilood iyo bar ayaa laga joogaa markii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud la doortay. Dildillac siyaasadeed ayaa

Xisbiyada mucaaradka Somaliland oo hanjabaad u diray xukuumada.

Khamiis, Ogosto, 4, 2022 Xisbiyada mucaaradka Somaliland ee Waddani iyo UCID, ayaa ku hanjabay in ay iska celin doonaan xukuumada,

Madaxweyne ku xigeenadda Jubbaland iyo Galmudug oo ka horyimid Xukuumadda cusub.

Khamiis, Agoosto, 4, 2022 – Madaxweyne ku xigeenadda dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Galmudug ayaa ka horyimid Xukuumadda cusub ee Raysal
Dowladda Soomaaliya Iyo Q.Midoobe Oo Ka Wada Hadlay Taageerada Barnaamijka Xukuumadda Cusub. August 03 (Jowhar.com)-Xoghayaha Joogtada ee Xafiiska Raiisul Wasaaraha,

(Akhriso) Magacyada iyo Qabiilada wasiirada cusub ee Somalia.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa goordhow shaaciyey liiska Golaha Wasiirada xukuumaddiisa ee muddada la sugayey. Inta badan xubnaha

Magacaabidda Mukhtaar Roobow oo warbaahinta caalamka qabsatay.

Warbaahinta caalamka ayaa si weyn u hadal haysa in Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo horey uga tirsanaan jiray Alshabab, uu

Baarlamaanka Hirshabeelle oo Maanta ansixiyay Golaha Wasiiradda Hirshabeelle

Xildhibaanada Baarlamaanka Maamul goboleeda Hirshabeelle oo Maanta kulan ku yeeshay magaalada Jowhar ayaa ansixiyay xubnaha Golaha Wasiiradda Hirshabeelle oo laba

Baarlamaanka Hirshabeelle oo Maanta ansixiyay Golaha Wasiiradda Hirshabeelle

Xildhibaanada Baarlamaanka Maamul goboleeda Hirshabeelle oo Maanta kulan ku yeeshay magaalada Jowhar ayaa ansixiyay xubnaha Golaha Wasiiradda Hirshabeelle oo laba