Sporti

Kooxda kubadda Cagta Arsenal ayaa la wareegtay hoggaanka horyaalka Premier League .

Kooxda kubadda Cagta Arsenal ayaa la wareegtay hoggaanka horyaalka Premier League oo ay ka riixatay Manchester City ,hadaba booska ugu

Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya oo ka qeybgalay shirweynaha Wasiiradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee wadamada Islaamka OIC.

Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Barre Maxamuud ayaa magaalada Jidda ee wadanka Sacuudi Carabiya uga qeybgalay

Liverpool Oo Ceeb, Xasuuq Iyo Bahdil La Iskugu Daray, Napoli Oo Siday Doonto Ka Yeeshay Reds.

Kooxda kubadda cagta Napoli ayaa xasuuqii ugu xumaa u geysatay Liverpool oo ay kusoo karbaashtay afar gool oo saddx ka

UEFA Oo Sharciyo Cusub Ku Soo Kordhisay Champions League & Amaro La Siiyay Garsoorayaasha.

UEFA ayaa ku amartay maanta garsoorayaasha Champions League inay ciqaabaan ciyaartoyda ruwaayada jila ee ka badbadiya marka qalad lagu galo

Sadio Mane Oo Dunida Tusay Sida Uu Ugu Adag Yahay Diinta Islaamka.

Sadio Mane Oo Dunida Tusay Sida Uu Ugu Adag Yahay Diinta Islaamka.Xiddiga Muslimka ah ee Sadio Mane ayaa maanta haysta

Isku-aadka wareegga group-yada tartanka Europa League ayaa lasoo saaray.

Isku-aadka wareegga group-yada Europa League oo dhamaystiranGroup A: Arsenal, PSV, FK Bodo/Glimt, Zurich Group B: Dynamo Kyiv, Rennes, Fenerbahce, AEK

Isku aadka wareega group-yada Champions League .

Isku aadka wareega group-yada Champions League ayaa ka dhacaya magaalada Istanbul ee caasimada dalka Turkiga halkaasoo xilli ciyaareedkan loo doortay

Tartanka Champions League ee xilli ciyaareedka 2022/23 ayaa bilaabmi doona September 6.

Champions League ayaa la samaynaa maanta oo Khamiis ah. Xaflada isku aadka waxay ka dhaceysaa magalaada Istanbul ee caasimada dalka

Arsenal waxay 3-0 ku karbaashtay Bournemouth.

Arsenal oo hogaanka la wareegtay Xili ay gaareen guushi sadaxaad oo Xiriir ah waana markii ugu horaysay ay sidaan sameyaan

Erling Haaland Oo Guul Ku Hoggaamiyey Manchester City Xilli Uu Furtay Xisaabtiisa Goolasha Premier League.

Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa guul ku bilowday difaacashada horyaalka Premier League ee labadii sannadood ee ugu dambeeyey ay

Manchester United Oo Guul-darro Xanuun Badan Ku Bilaabatay Xilli Ciyaareedka Cusub.

Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa guul-darro xanuun badan ku furatay horyaalka Premier League ee xilli ciyaareedka 2022-23, waxaana garoonkeeda

Xulka Haweenka Qaranka England Oo Ku Guuleystay CHAMPIONS Euro 2022 

Xulka qaranka England ayaa sameeyey taariikh kaddib markii gool waqtigii dheeraadka ahaa ay u dhalisay Chloe Kelly uu u horseeday

TAARIIKHDU IDIN ILOOBI MEYSO

jaleecay taariikhda, taariikhduna waxay sihoose iigu sheegtay in qof kasto oo wax wanaasan sameeyo in uusan ka tir-tirmeynin laabtadadka samaha

TAARIIKHDII GARSOORE CUSMAN M, XALANE

Waxaan maanta daalacaneynaa mid ka mid ah kuwii ugu wanagsanaa garsoorayaasha soo mara Ummadda Soomaaliyeed,shaqsi ku caan baxay in uusan

TAARIIKHDII MACALIN SHIINO GUHAAD

Taariikhda xidigaha waxaan maanta ku soo qaadan doonaa mid ka mid ahaa legends-ka ama laacibiintii magaca wayn ku yeeshay cayaarta