Warkii Manta

Ciidamo badan oo ka baxay Beledweyne iyo Guddoomiye Cali Jeyte oo ku baaqay Aar-gudasho.

Ciidamo fara badan oo ka tirsan kuwa dowladda Federaalka ayaa ka baxay magaalada Beledweyne, iyadoo ku siijeeda duleedka magalaada oo

Nin Caan ka ah Baraha Bulshada oo lagu dhaawacay Muqdisho iyo xaaladiisa oo..

Waxaa magaalada Muqdisho caawa lagu dhaawacmay nin caan ka ah Baraha bulshada oo lagu magacaabo Bilaal Bulshaawi. Ninkan lagu magaciisa

Dowladda Somaliya oo War kasoo saartay Ceelashii ay Alshabaab burburisay ee Galgaduud.

Iyadoo Dowladda Federaalka ee Somalia ay ku hawlan tahay gurmadka shacabka Soomaaliyeed ee ay abaaruhu aafeeyeen, ayaa waxaa nasiib darro

Shirkii Golaha Wasiirada xukuumadda Somaliya iyo Qoddobadii looga hadlay.

Golaha Wasiirada Xukuumada Ra’iisal wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa manata yeeshay gay kulankii toddobaadlaha ahaa, waxaana looga hadlay xaaladda amniga,

Xasan Sheekh oo magacaabay Ergey cusub iyo La-taliye Arrimaha Shidaalka iyo Gaaska.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto uu caawa soo satay ku magacaabay La-taliyeyaal cusub oo xafiiskiisu yeelanayo. Qoraal kasooo

XOG: Xaqiiqada Lacagta dhalisay khilaafka Wasiirka Maaliyadda iyo Dowlad Goboleedyada.

Wasiirada Maaliyadda shanta Dowlad Goboleed ayaa soo saaray War-saxaafadeed lama filaan ahaa oo ay wadajir ugu sheegeen inay ku joojiyeen

Siciid Deni oo xilalkii ka qaaday Taliyihii iyo Abaanduilihii Ciidamada Daraawiishta Puntland.

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray waregto uu xilalkii uga qaaday Taliyaha Guud iyo Abaanduulaha Ciidanka Daraawiishta Puntland,

Senator Gaagaab oo Xasan Sheekh ku eedeeyay inuu Beeshiisa siiyey jagooyinkii Nafciga lahaa.

Senator Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab) oo ahaa guddoomiyihii KMG aha ee Aqalka Sare iyo Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Puntland ayaa

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Darajadii Ciidan dib ugu soo celiyay Jen. Cabdalla Cabdalla.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dib ugu soo celiyey darajadii iyo xuquuqdii ciidan ee uu lahaa Jeneraal Cabdalla Cabdalla

WAR CUSUB: Maamul Goboleedyada oo joojiyey wada-shaqeyntii Wasaaradda Maaliyadda DFS-

Dhammaan Dowlad Goboleedyada dalka ayaa shaaciyey inay joojiyeen xiriirkii iyo wada-shaqeyntii kala dhaxeysay Wasaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomalaiya. Qorala wadajir

Muqatada Sadar oo taageerayaashiisa u qabtay inay 60 Daqiiqo uga baxaan Aagga Cagaaran.

Hoggaamiyaha kooxda Sadriyiinta Shiicada Ciraaq, Muqtada Al-Sadr, ayaa taageerayaashiisa u qabtay muddo hal saac ah inay gabi ahaanba isaga baxaan

Sacuudiga oo ku dhawaaqay Olole Gargaar Malaayiin Dollar ah loogu ururinayo Soomaaliya.

Dowladda Sacuudiga ayaa ku dhawaaqday olole lacag loogu ururinayo Soomaaliya si gargaar loogu fidiyo dadka abaaraha ku dhufteen ee Soomaaliyeed.

Dagaal ka Qarxay Caasimadda Dalka Ciraaq iyo Madaafiic ku dhacday Aagga Cagaaran.

Dagaal la isku adeegsanayo hubka fudud iyo Boobeyaasha culus ayaa ka qarxay caasimadda Baqdaad ee dalka Ciraaq, gaar ahaan Aagga

Arrimaha ku cusub safarkii Madaxweyne Xasan Sheekh ee Puntland iyo sida loo sagootiyey.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gabagabeyay safarkii uu ku joogay magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland. Socdaalkan oo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maalintii 3-aad kadib dhaqdhaqaaq ka bilaabay Garowe.

Madaxweynaha Soomaaliya oo maalintii afraad ku sugan magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa dhaqdhaqaaq ka bilaabay halkaasi, isagoo maanta