Warkii Manta

Rag hubeysan oo weerar ku qaaday xubna ka tirsan guddiga Doorashada kenya.

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Kenya ayaa sheegay in shaqaale ka tirsan guddiga oo isu diyaarinayay jawaabaha codsiyada doorashada madaxweynaha

Seminaar Nooc cusub ah oo u furmay Golaha Wasiirada RW Xamza iyo Arrimaha looga hadlayo.

Shir qaab seminaar ah loo diyaariyay lagu sheegay inuu yahay ‘Kulan wadareed’ ayaa Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka maanta uga furmay

Senator Farataag: Muddo kororsi aan ka diidnay dowladdii madaxweyne Farmaajo ka yeelimayno Jubbaland.

Senataro, xildhibaano iyo siyaasiyiin kasoo jeeda Jubbaland ayaa ka horyimid muddo kororsi hal sano ah oo barlamaanka Jubbaland uu u

RW Xamza oo la xisaabtamaya Mas’uuliyiinta Amniga iyo Digniin uu u diray Alshabaab.

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa booqday qaar ka mida dadkii ku dhaawacway weerarkii Alshabaab ku qabsatay hotel

XOG cusub oo laga helay sidii Alshabaab u fulisay weerarkii Hotel Xayaat & Howgalka Ciidamada.

Weerarkii Alshabaab u qorsheeyeen Hotelka Hayat ee magaalada Muqdisho wuxuu ahaa midkii ugu waqtiga dheeraa iyo mid ka mida weerrradii

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay khasaaraha ka dhashay weerarkii hotel Xayaat ee magaalada Muqdisho.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa war rasmi ah kasoo saaray khasaaraha ka dhashay weerarkii

Xildhibaan Maxamed Farmaajo oo ka hadlay xilka cusub ee loo dhaariyay.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo maanta loo dhaariyey xildhibaan ka tirsan Golaha shacabka ayaa farriin uu soo

Axmed Madoobe oo kororsaday Muddo xileedkiisa, loona bedelay Dastuurkii Jubbaland.

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa kororsaday muddo xileedkiisa, kadib kulan uu Baarlamaanka Jubbaland yeeshay oo lagu ansixiyey xil

Farmaajo oo loo dhaariyay xildhibaan joogto ah iyo Mooshin ka dhan ahaa oo laga keenay..

Kulankii maanta ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa lagu dhaariyey xildhibaanka cusub ee Maxamed C/llaahi Farmaajo oo noqonaya xildhibaan joogto

Ciidamada ammaanka oo sheegtay in lasoo afjaray weerarkii Hotel Xayaat.

Ciidamada ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa ugu dambeysay soo geba-gebeeyey haysashadii kooxda Al-Shabaab ee Hotelka Xayaat ee agagaarka KM4 ee Muqdisho

Dadka dhintay Weerarka Alshabaab ee Hotal Hayat oo kordhay iyo Dhismaha oo Qarka u saaran..

Waxaa sii kordhay tirada dadka ku dhintay weerarka Alshabaab ku qabsaday Hotelka Hayat ee magaalada Muqdisho oo muddo 24 saacadood

Maleeshiyada Alshabaab oo weli ku jira Qeybta sare ee Hotel Hayat iyo Magacyada Dadka ku dhintay.

Alshabaab ayaa weli ku jira oo ka dagaalamaya Hotelka Hayat ee magaalada Muqdisho, iyadoo isugu tegay Dabaqa Sare ee Hotelka

Kulankii Baarlamaanka ee Farmaaj loogu xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka oo dib loo dhigay.

Kulankii Golaha shacabka Baaralmaaak Federaalka Soomaaliya oo la filayey in Beri ka dhacayuo magaalada Muqdisho ayaa dib loo dhigay. Qoraal

Taliyihii NISA ee Gobolka Banadir oo ku dhaawacmay Hotel Hayat iyo waxyeelo soo gaartay..

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa weerar qaraxyo ku bilowday oo Maleeshiyo ka tirsan Alshabaab caawa ku qaaday Hotelka Hayat ee magaalada

Somaliland oo beenisay inay Madaxda Dowladda Somaliya ka qeybgali karaan Aaska Hadraawi.

Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa beeniyay war laga faafiyey maanta oo ku saabsanaa cidda ka qeyb galei