Warkii Manta

Boqoradii ugu waqtiga dheereyd Dalka Ingiriiska Queen Elizabeth II oo Geeriyootay.

Boqoradii dalka UK Queen Elizabeth II, oo aheyd boqoraddii ugu xilliga dheereyd ee taariikhda dalkaasi, ayaa maanta ku geeriyootay da’da

Kacdoon Beeleed oo Xasan Sheekh kasoo wajahay magacaabidii Guddoomiyaha G/Banadir.

Diidmo culus iyo kacdoon Beeleed ayaa madaxweyne Xasan Sheekh kasoo wajahay magacaabidii guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir oo uu shalay

Madaxweynaha Kenya oo sheegay inuu si dhow ula shaqeyndoono madaxweynaha Soomaaliya.

Madaxweynaha la doortay ee Kenya, William Ruto oo wareysi siinayay warbaahinta laga leeyahay dalka Maraykanka ee CNN ayaa sheegay in

XOG: 3 Qodob oo sababtay inuu Xasan Sheekh G/Banaadir kusoo celiyo Yuusuf Boorsaani.

Dadka badankiisa la-yaab kuma noqon inuu Madaxweyne Xasan Sheekh xilka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir mar kale u magacaabo Yuusuf Xuseen Jimcaale

DAAWO:- Itoobiya oo kacabsi qabta Xasan Sheekh.

Warbixin uu baahiyay Telefishinka dawladda Itoobiya ayaa looga hadlay xariirka aan wanaagsaneyn ee ka dhexeeya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan

Madaxwaynaha Ukrain oo dhaar kumary in Qamadigiisa Somaliya ku badbaadin doono.

Madaxweynaha dalka Ukraine, Volodymyr Zelensky ayaa sheegay inay sii waddayaan in ay dunida ku badbaadiyaan hadhuudhkooda. Volodymyr Zelensky ayaa ku

UK:Waa Markii ugu horeysay Caddaanka oo lagala wareegay wasaaradihii muhiimka ahaa.

Xukuumadda cusub ee Ingiriiska ayaa taariikh cusub sameyssay, kadib markii xilalka ugu muhiimsan ay kusoo baxeen wasiiro aan caddaan ahayn

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA GOBOLKA BANAADIR IYO DUQA MUQDISHO.

Muqdisho, Sebteembar 7, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka &

Wararkii ugu danbeeyay Qarax ka dhacay magaalada Baraawe iyo Qasaaraha ka dhashay.

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax barqadii maanta ka dhacay magaalada Baraawe ee Gobolka Sh/Hoose, oo ah caasimadda aan

Qareen Somali ah oo si yaab leh u difaacay Guusha Doorashada Kenya ee William Ruto (Daawo).

Waxaa maanta lagu wadaa in Maxkamadda Sare ee Dalka Kenya ay soo gabagabeyso dhegeysiga dacwadda Doorashada madaxtinnimada Kenya oo uu

Maxkamadda Sare ee Kenya oo shaacisay inuu William Ruto ku guuleystay Doorashadii Kenya.

Maxkamadda Sare ee dalka Kenya ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqday go’aanka Dacwadda natiijadii Doorashada Madaxweynaha Kenya ee muranku ka dhashay.

Midowga Afrika oo Ergey cusub u soo magacaabay Somaliya, kadib Eryidii Wakiilkii hore.

Guddoomiyaha Midowga Afrika ayaa soo magacaabay wakiilka cusub ee u qaabilsan Soomaaliya, kadib muddo ku dhow shan Bilood oo xilkaasi

Buux oo loo doortay ka mid noqoshada golaha fulinta ee Baarlamaannada Afrika.

Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka, Mudane Cabdikariim Xaaji Cabdi Buux ayaa loo doortay xubin ka tirsan golaha fulinta ee Ururka

Cumar Filish oo u dabaaldegay 3 Sano guurada xilkiisa iyo Shaqaalaha G/Banadir oo Mushar la’aan ah.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamud Maxamed (Filish) ayaa xalay qabsaday xaflad uu ugu dabaaldegay sanadguuradii saddexaad ee uu hayo xilka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo shaaciyey tallaabooyin degdega oo laga qaadayo Al-Shabaab.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saaray qoraal uu ku cambaareynayo falkii bahalnimada ahaa ee ay argagixisada arxan-laawayaasha ah