Warkii Manta

Todobaadkaan oo La Saadaalinayo in Roobab ay Ka Da’ayaan Soomaaliya

March 28, 2023  Xarunta saadaasha iyo digniinaha ayaa soo saartay digniino ku aadan Roobka Gu’ga Todobaadka Afaraad ee Bisha March,

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlayay Fatahaadaha Baardheere

March 28, 2023  asiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Axmed Macalim Fiqi ayaa maanta shir Guddoomiyey shir ay isugu

MW Putin oo loo jaray barwo lagu soo xirayo + Dembi aan horay loo sheegin oo loo haysto.

 Maxkamadda Caalamiga ah ee Dembiyada (ICC) ayaa soo saartay barwo lagu soo xirayo Madaxwaynaha Ruushka ee Vladimir Putin, iyadoo lagu

Maxay Ka Wadahadleen Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed iyo Safiirka Dowladda China?

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmad Firin ayaa la kulmay Safiirka Dalka China u fadhiya dalkeena, kulanka ayaana ka

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo goordhaw furmay iyo Qodobada looga hadlayo (Sawirro)

March 16, 2023 Waxaa goordhay xarunta madaxtooyada maamulka Koonfur Galbeed si rasmi ah uga furmay shirka golaha wadatashiga Qaran ee

Garaadada Laascaanood oo Diiday Dalab ugu Yimid Dowlada Itoobiya

March 16, 2023 Duqeyn ayaa maanta laga maqlayay qeybo kamid ah magaalada Laasacaanood oo maalmihii la soo dhaafay aanu ka

Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta oo Kulan La Qaatay Wafdi Ka Socday Swedish International Development Agency.

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa Maanta xarunta dhexe ee Hey’adda Kulan kula qaatay Wafdi sare

Madaxweyne Xasan Shiikh oo Sharciga Hey’adda Sirdoonka Qaranka iyo kuwa Kale.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xoogga saaraya hirgelinta hannaan dowladnimo oo ku dhisan sharci iyo xeerar

Guddiga Difaaca Golaha Aqalka Sare oo Su’aalo Weydiiyay Wasaaradda Amniga iyo Hey’adda Socdaalka.

Guddiga Amniga iyo Difaaca Golaha Aqalka Sare ee BFS oo gudanaya waajibaadka ku xusan Qodobka 77aad ee Dastuurka KMG ah

Dowladda Soomaaliya Turkey Ugu Deeqaday in Ba Badan 90 Million Lira.

Dowladda Soomaaliya ayaa waxay safaaradda Turkey ee Soomaaliya ku wareejisay lacag deeq ah oo lagu gargaarayo dadkii ku waxyeelobay dhulgariirikii

Soomaaliya oo ka qayb galaysa Shirka sanad-laha ah ee Midowga Afrika.

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Mudane Abshir Cumar Jaamac ( Huruuse) ayaa xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababa uga qayb-galay furitaanka

Muxuu yahay Guddiga uu magacaabay RW Xamse?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay Guddiga Qaran oo qaabilsan Gurmadka Dhul Gariirka Turkiye oo dhacay

DEG DEG: “Waxaa nasoo weerartay DF Somalia!” – Somaliland oo baaq qayladhaan ah u dirtay beesha caalamka.

(Laascaanood) 12 Feb 2023 – Maamulka somaliland ayaa markale soo saaray War-saxaafadeed uu kaga hadlayo dagaalka Laascaanood oo ay markan toos

Dagaal Askartii lagu soo tababaray Eriteria ku dhexmaray Gobolka Sh/dhexe.

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal ka dhacay Degmada Raage Ee Gobolka Shabellaha dhexe habeenimadii xalay oo udhaxeeyey Askartii

Madaxweyne Xasan Sheekh oo baaq kasoo saaray dagaalka Laascaanood.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo jeediyey khudbad ku aaddan xaaladda colaadeed ee magaalada Laascaanood ee gobolka
1 2 3 21