Warkii Manta

Xildhibaanno Somali-Kenyan ka mid ahaa Isbaheysiga Raila Odinga oo biiray dhinaca Willaim Ruto.

Xisbiga United Democratic Movement oo ka mid ahaa isbaheysiga mucaaradka ee uu hoggaamiyo Azimio La Umoja ee Raila Odinga ayaa

(Sawirro) Muxuu Laftagareen kala hadlay xubnaha aqalka sare ee ka soo jeeda K/Galbeed?

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada kulan kula qaatay Xildhibaanada Aqalka sare Baarlamaanka Soomaaliya deegaan

Liiska Magacyada Xildhibaanada Somali-Kenyan ee loo doortay Baarlamaanka cusub ee Kenya.

Doorashada guud ee dalka Kenya ka dhacday 9-kii Ogost 2022, waxaa lagu soo doortay xildibaanno iyo Senatooro ka mid noqday

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo codsi u gudbiyay ‘Raabidada Islaamka.

Ergayga gaarka ah ee Arrimaha Abaaraha iyo Bani’aadanimada ee Madaxweynaha DFS, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan kula qaatay magaalada Riyadh

Wasiirka amniga oo kulankii ugu horeeyey la qaatay taliyeyaasha Booliska (Sawirro).

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Amniga Gudaha, Mudane Maxamed Axmed Sheekh Cali ayaa booqday xarunta taliska ciidanka Booliska DF. Taliyaha Ciidanka

ONLF oo War ka so Saartay Dagaalka Al Shabaab Iyo xaaladda Gobolka Sitti.

 Guddoomiyaha Ururka ONLF Cabdiraxmaan Sheekh Mahdi (Maadey) ka hadlayay xafladda sannad guuradii 38aad ee kasoo wareegtay wakhtigii la aasaasay ONLF,

{DAAWO SAWIRADA} Xildhibaano Ka tirsan BFS iyo Masuuliyiin ka socotay Hirshabelle oo Ku guuleystay Xalinta Xiisad ka Taagneed G,Hiiraan-

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte, Wasiiro ka tirsan Maamulka Hirshabelle, Saraakiil Ciidan, Xillibaano ka tirsan Federalka, Odayaal dhaqameedyo, Maamulada Degmooyinka

Shir aan caadi ahayn oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre.

Shir aan caadi ahayn oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa caawa

Raila Odinga oo ku Gacan seyray Natiijadii Doorashada Madaxweynaha Kenya.

Musharaxa Isbaheysiga Mucaaradka ee Kenya Raila Odinga ayaa ka hor yimid natiijada doorashadii Madaxweynaha dalkaasi ee 9-kii Ogost oo shalay

Mr. Raila Odinga shan (5) jeer ayuu madaxtinimada u tartamay.

Mr. Raila Odinga shan (5) jeer ayuu madaxtinimada dalka Kenya u tartamay waana laga guulaystay, Tartankaan u ku guuldaraystay Mr.

Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya oo Magacaabay 14 Guddi (Magacyada).

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa soo saaray liiska 14-ka Guddi iyo magacyadda Xildhibaanada ka

Farmaajo, Qoorqoor iyo Lafta-gareen oo Xasan Sheekh uga hormaray Hambalyada William Ruto.

Madaxweynhii hore Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Madaxweynayaasha maamullada Galmudug iyo K/Galbeed Axmed Cabdi Qoorqoor iyo C/casiis Lafta-gareen ayaa ka mid

Xasan Sheekh oo dib usoo celiyay Darajadii Ciidan ee Farmaajo ka xayuubiyey Jen. Saadaq Joon.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caaw soo saaray wareegto Madaxweyne oo uu dib ugu soo celiyey darajadii ciidan ee

DEGDEG: William Ruto oo ku guuleystay Doorashadii Madaxweynaha ee dalka Kenya.

Guddiga Doorashooyinka dalka Kneya ayaa goor dhow ku dhawaaqay natiijadii la wada sugayey ee Doorashada madaxweynaha dalka Kenya oo dhacday

Ruto oo ku horeeya Doorashada Madaxweynaha Kenya iyo Ciidamo badan oo la geeyay Xarunta..

Maalintii shanaad ayey gashay tirinta codadka Doorashada guud ee dalka Kenya iyadoo si weyn loo sugayo cidda noqon doonta madaxweynaha