Warkii Manta

Guddoomiyaha ku-xigeenadii G/Banadir oo aan weli la magacaabin iyo Duqa cusub oo xilka la wareegay.

Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa xalay la wareegay xilka, kadib xaflad ka dhacday xarunta Maamulka Gobolka

Wasiirada maaliyadda DF iyo maamul goboleedyada oo gaaray heshiis 11 qodob ah.

Wasiirada Maaliyadda dowladda feeraalka ee Soomaaliya iyo maamul goboleedyada dalka ayaa ugu dambeyn heshiis ka gaaray khilaaf ka taagnaa sida

William Ruto oo xil cusub u magacaabay Uhuru Kenyatta.

Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa xil cusub u magacaabay madaxweynihii hore ee dalkaas Uhuru Kenyatta, kaasi oo ah ergeyga nabadda

Qoorqoor oo noqday Madaxweynihii ugu danbeeyay ee xilka kororsada Maamul Goboleeyada.

Madaxweynaha Galmudug iyo Baarlamaanka maamulkaasi ayaa maanta muddo 15 bilood ah kororsaday mudaddii xil heynta, isagoo noqdy madaxweynihii ugu dabeeyay

Xasan Sheekh oo saacado kadib kulankii Madasha Qaran dalka ka dhoofay, kana qeyb galaya..

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Mohamud ayaa caawa ka dhoofay Magaalada Muqdisho, saacado yar kadib markii uu soo xiray shirkii Madasha

Shirkii Madasha Qaran oo Heshiis la’aan kusoo dhammaaday iyo Shir kale oo la qabanayo.

Shirkii Madasha Qadatashiga Qaran ee madaxda Dowladda Federaalka Soomaalida iyo Dowlad Goboleedyada ayaa galabta lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, iyadoo

Maxaa kasoo baxay kulankii Xasan Sheekh iyo Beeshii ka hor timid magacaabidda Yusuf Madaalle?

Kulankii labaad ee Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud la yeeshay Siyaasiyiinta iyo waxgaradka Beesha Galmaax ee ka hor yimid magacabaidda Guddoomiyaha

Xasan Sheekh oo furay Shirkii Madasha Qaran iyo Siciid Deni oo Muqdisho ka baaqsaday.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Galabta furay shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo ay Muqdisho ku yeelanayaan madaxda dowldda Federaalka

Maxay tahay warbixinta Xasan Sheekh iyo Xamsa Barre uga timid Hantidhowrka? +Sawirro.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre ayaa galabta loo soo gudbiyey warbxin

Xaaladaha ku wareegsan Shirka uu Xasan Sheekh ugu yeeray madaxda maamul Goboleedyada.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa shir degdega isugu yeeray madaxda Maamul Goboleedyada inay ku yeeshaan magaalada Muqdisho 11-12 September 2022, kaasoo laga

Boqorka cusub ee UK oo maanta la caleema saarayo.

 Boqor Charles-ka saddexaad ayaa si rasmi ah loogu dhawaaqi doonaa inuu yahay boqorka cusub ee UK, ka dib munaasabad lagu

Xaaladaha ku wareegsan Shirka uu Xasan Sheekh ugu yeeray madaxda maamul Goboleedyada.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa shir degdega isugu yeeray madaxda Maamul Goboleedyada inay ku yeeshaan magaalada Muqdisho 11-12 September 2022, kaasoo laga

Guddoomiye Cali Jeyte “Xildhibaan Xusul waa Al-shabaab cadeymo rasmi ah ayaan ka hayna”

Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa nasiib daro weyn ku tilmaamay in Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya

Ciidamada Dowladda oo Alshabaab kala wareegay Degaan muhiim oo ka tirsan Hiiraan.

Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada dowladda ay la wareegeen degaan ka tirsan Gobolka Hiiraan oo dagaaladu

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo lasoo gaarsiiyey farriin ka timid William Ruto.

 Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga Danjirenimo kaga guddoomay safiirka cusub ee Kenya u