Warkii Manta

Xulka 17 jirada Soomaaliya oo ku guuleystay Koobka Ciyaaraha Bariga iyo Bartamaha ee CEFAFA.

Waxaa goordhaw soo gabagaboobay Ciyaar xiiso badneyd oo dhexmartay xulalka qaranka dalalka Soomaaliya iyo South Sudan ee da’doodu ka hooseyso

Madaxweyne Ruto oo markii ugu horeysay Soomaalida Kenya u magacaabay xilal muhiim ah.

Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa xilal muhiim ah u magacaabay xubno ka soo jeeda Soomaalida Kenya oo markii ugu horeysay

Cabdalla Muumin oo Maxkamad la hor geeyay iyo Laba Qodob oo lagu soo eedeeyay.

Xoghayaha ururka Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee SJS Cabdalla Axmed Muumin ayaa maanta lasoo taagay Maxkamadda Gobolka Banaadir, laba maalin kadib markii

Trump oo loogu yeeray inuu ka jawaabo su’aalo la xiriira dambiyo lagu soo eedeeyay.

Guddiga congress-ka Mareykanka ee baarayay rabshadihii sanadkii hore ka dhacay dhismaha Capitol ayaa u yeeray madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald

Xukuumadda Somaliya Amar kusoo rogtay Nootaayooyinka Muqdisho iyo Digniin loo diray.

Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Amar dul dhigtay Nootaayooyinka ka howlgala magaalada Muqdisho, iyagoo uga digtay la

Geelle oo qaaday tallaabo deg deg ah kadib weerarkii ka dhacay dalka JABUUTI.

Madaxweynaha dowladda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa amray in fadhi deg deg ah oo ay isugu yimaadaan Xildhibaanada Baarlamaanka dalka

Madaxweynaha Mareykanka oo si weyn uga carrooday tallaabo ay qaaday Boqortooyada Sacuudiga.

Madaxweynaha Maraykanka, Joe Biden, ayaa dib u qiimeyn ku sameyn doona xiriirka uu dalkiisa la leeyahay Sacuudi Carabiya, kadib markii

Wasaaradda Warfaafinta oo shaacisay Sababta loo xiray Cabdalla Muumin iyo Cidda heysata.

War-saxaafdeed 24 saac, kadib xarigii Xoghayah ururka Saxafiiyinta ee SJS Cabdalla Axmed Muumin caawa kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya

C/llaahi Goodax: “Suuragal maaha in Qabiilka Xawaadle Dabka la saaro, inta kalena…”

Wasiirkii hore ee Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya iyo ka mida Siyaasiyiinta Beesha Xawaadle ayaa dhaliil u jeediyay dhinacyda dowladda, maamullada iyo

Saxafiyiinta Muqdisho oo dalbaday in Shuruud la’aan lagu sii daayo Xoghaye Cabdalla Muumin.

Qaar ka mida Saxafiyiinta iyo ururrada Saxaafadda oo isu soo bax ka dhigay magaalada Muqdisho ayaa dalbaday in si degdega

Madaxtooyada Somaliya oo shaacisay inuu Xasan Sheekh qaatay Shahaadda PHD iyo Jaamacadda..

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa shaacisay war ku saabsan in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu qaatay shahaadada PHD ee culuumta Nabadda, Maamulka

Nin Hubeysan oo lagu qabtay Suuqa Bakaaraha (Dadweyne si yaab leh uga hortegay).

Nin Bistoolad ku hubeysan ayaa lagu qabtay suuqa weyn ee Bakaaraha, caasimadda Muqdisho, kadib markii uu khalkhal geliyey ganacsatada Suuqa.

Ruushka oo Gantaallo iyo Diyaarado is qarxinaya ku weerarray magalooyinka Ukraine.

Ciidamada Ruushka ayaa fuliyey weerarro mar qura lagu qaaday magaalooyinka Dalka Ukraine oo ay ku jirto caasimadda dalkaasi ee Kiev.

Dowladda Somaliya oo xirtay website-yada iyo Barihii Internet-ka ee Alshabaab (Akhriso).

Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in la xiray Barihii ugu waawaynaa ee Alshabaab ku l lahayd Internerka, kuna baahin jirtay

XOG: Siyaasiyiinta Beesha H/Gidir oo ku heshiiyey Qofkii lagu bedeli lahaa Cali Yare.

Waxaa heshiis laga gaaray loolan iyo tartan awood qeybsi ah oo u dhaxeeyay siyaasiyiinta Beesha H/Gidir ee taageersan Madaxweyne Xasan