Warkii Manta

Cabdiraxmaan Faroole iyo Cabdiweli Gaas oo mowqif adag ka istaagay qorshaha madaxweyne Deni ee doorashooyinka xisbiyada.

 Madaxweynayaashii hore Puntland Cabdiweli Gaas iyo Cabdiraxmaan Faroole, ayaa si adag uga horyimid qorshaha madaxweyne Deni ku doonayo inuu doorasho

Dowladda Somaliya oo xayiraad cusub kusoo rogtay Sheekh Xasan Daahir, kana joojisay…

Dowladda Soomaaliya ayaa xayiraad cusub kusoo rogtay wadaadak Sheekh Xasan Sheekh Daahir Aweys oo xabsi guri ku jira, una xiran

Muxuu Xasan Daahir Aweys ka yiri duqeyntii lagu dilay wiilkiisii iyo C/llaahi Nadiir?

Sheekh Xasan Daahir Aweys oo weli xabsi guri ku ah magaalada mogadishu, islamarkaana u xiran dowladda Soomaaliya ayaa ka hadlay

Koox Maleeshiyo Alshabaab ah oo lagu dilay Weerar ay kusoo qaadeen Degaanka Basra.

Ciidamada Dowladda ayaa sheegay inay dileen koox maleesiyo ah oo isku urursaneysay degaanka Basra e degmada Balcad, halkaas oo toddobaadkii

Warbaahinta Ciidamada oo shaacisay inuu Geeriyooday Afhayeenkii Guud ee Alshabaab.

Warbaahinta Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay inuu Geeriyooday Afhayeenkii Guud ee Alshabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage. Idaacadda Codka Ciidamada ayaa

Wafdi Carbeed oo Xasan Sheekh soo gaarsiiyey martiqaad ka yimid Madaxweynaha..

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Villa Soomaaliya ku qaabilay Wasiirka Warfaafinta Dalka Algeria Mudane Maxamed Buu Saleymaani oo soo

Cali Jeyte oo dalbaday in tallaabo laga qaado Taliyeyaasha Booliska iyo NISA ee Beledweyne.

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa dayac amni ku eedeeyay saraakiisga ugfu saareysa Booliska iyo Nabadsugidda Hay’adda NISA, isagoo

Dowladda Itoobiya oo shuruud la’aan ogolaatay Wadahadal ay la gasho Jabhadda Tigray.

Dowladda Itoobiya ayaa shaacisay inay si shuruud la’aan ah ku ogolaaray waanwaanta iyo dhex-dhexaadinta Midowga Afrika ee uu ka dhex

Dhaawacyada 24 qof oo la keenay mogadishu iyo Guudlaawe oo hadlay.

24-qof oo qaba dhaawacyadii ugu daraa ee qaraxyadii maanta ka dhacay magaalada Beledweyne ayaa caawa laga soo dejiyey mogadishu, kadib

RW Xamsa iyo Qaar ka mida Wasiirada oo Shir Degdega ka yeeshay xaaladda Beledweyne.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Hamza Abdi Barre, ayaa guddoomiyey shir looga hadlayay xaaadda amniga oo si gaar ah qaraxyadii

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Go’aanadii ugu cuslaa kasoo saaray Dadka Alshabaab la macaamila.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa go’aanadii ugu cuslaa ka qaatay Alshabab iyo dadka la macaamila, isagoo soo saaray amaradii

Golaha Guurtida Somaliland oo Muddo kordhin u sameeyay Madaxweynaha Somaliland.

Golaha Guurtida Somaliland ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Hargeysa Muddo kordhin u sameeyay Madaxweynaha maamulkaasi, iyagoo 2 sano

War-Murtiyeed 10 Qodob ah oo laga soo saaray kulamadii Xasan Sheekh iyo Abiy Ahmed (Akhriso).

Madaxda dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa soo saaray War-murtiyeed ka kooban 10 Qodob, kadib shirar ay magaalada Adis ababa ku

Faahfaahin: Taliyihii Ciidamada Booliska G/Banaadir Faarax Qaroole oo Qarax lagu dilay.

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax lala beegsaday lagu dilay Taliyii Booliska Gobolka Banaadir Farxaan Qaroole. Taliyihii

Sawirro: DF oo shaacisay qorshe laba weji ah oo ku wajahan dagaalka Al-Shabaab.

Xubnaha golaha wasiirada Soomaaliya oo maanta kulankooda caadiga ah ku yeeshay magaalada mogadishu ayaa waxaa diiradda ay saareen howlgallada ka