Warkii Manta

Xasan Sheekh, RW Xamza iyo Aden Madobe oo si kulul uga hadlay Geerida Nabadoon Cilmi Hagar.

Madaxda dowladda Federaalka iyo Maamulka Hirshabeelle ayaa ka hadlay Geerida Nabaddoon Cilmi Hagar Guure oo maanta ku dhintay dagaal uu

Maxay tahay farriinta uu ra’iisul wasaare Xamza Barre u diray Maxamed Bin Salman?

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa farriin hambalyo ah u diray Dhaxal-sugaha Sacuudiga, Mohammed bin Salman isagoo ugu hambalyeeyay

Mareykanka oo lacag ku dhow 90 Milyan Dollar horumarin ahaan u siinaya Dowlada Somaliya.

Dowladda Mareykanka ayaa Soomaaliya siineysa lacag ku dhow 90 Milyan Dollar oo lagu maalgelinayo Mashaariic ay Hay’adda USAID ka fulineyso

Daawo: Wasiirka Waxbarashada oo ku dhowaaqay go’aan ka farxinaya kumanaan arday.

 Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa gebi ahaanba joojisay lacagtii ay wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ka qaadi jirtay ardayda

Wadahadallo xasaasi ah Xasan Sheekh iyo Abiy Ahmed uga bilowday magaalada Addis Ababa.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya, halkaasoo uu uga bilowday safar shaqo oo

75 qof oo ku geeriyooday rabshado ka socda dalka IRAN kadib dilkii Mahsa Amini.

In ka badan 75 qof ayaa ku dhintay howlgallada ay Iran ku xakameynayo dibadbaxyo socda maalinkii 11-aad oo ka dhashay

Kumanaan Qof oo ka qeyb galay Aaska Caalimkii Sheekh Yuusuf Al-Qaradawi (Sawirro).

Waxaa galabta magaalada Doha ee dalka Qatar lagu aasay Caalimkii caanka ahaa ee Sheekh Yuusuf Al-Qaradawi oo Isniintii geeriyooday, isagoo

Akhriso Liiska Golaha Wasiirada cusub ee Dalka Kenya (Aden Barre oo noqday Wasiir culus).

Madaxweynaha cusub ee Deknya William Ruto ayaa ku dhawaaqay Golihiisa cusub ee Wasiirada oo ka kooban 21 wasiir iyo la-taliyeyaal

DEG DEG: Sheekh Yuusuf al-Qaradawi oo geeriyooday.

Dr. Sheekh Yuusuf al-Qaradawi oo ka mid ahaa culimada ugu caansan Islaamka, ayaa maanta geeriyooday isaga oo 96 jir ah,

William Ruto oo shaaciyey waxa uu ka yeelayo kiiska badda ee go’aanka laga gaaray.

Madaxweynaha Kenya William Ruto oo wareysi siiyey idaacadda BBC ayaa ka hadlay mowqifkiisa ku aaddan muranka badda ee u dhaxeeya

Cali Jeyte oo furay Safarkii ugu horeeyay oo dhulka ah magaalooyinka Beledweyne iyo Buuloburte.

Kolonyo ka kooban mas’uuliyiin, odayaal iyo ciidamo wehliya ayaa safarkii ugu horeeyay ee dhulka ah maanta ku tegay magaalada Buuloburte,

Muxuu James Swan ka ballan-qaaday kulankii uu maanta la yeeshay Xamza?

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa maanta kulan muhiim ah xafiiskiisa kula qaatay Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug: Bartilmaameedkeenu waa Ceelbuur iyo Xarardheere.

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug, Cali Daahir Ciid ayaa sheegay inay kooxda Al shabaab ka qabsadeen wax ka badan 10 deegan

Hay’adda NISA oo bilowday inay tallaabo ka qaado Dadka xiriirka la sameeya Alshabaab.

Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa bilowday inay xirto oo tallaabo ka qaado dadka xiriirka la yeesha ama

Dowladda Jabuuti oo dhul ka mdi ah dalkaas ka iibisay waddan kale + Sababta.

Saraakiisha dalka Koonfur Sudan ayaa xaqiijiyey in dowladda Jabuuti ay ka iibisay dhul ku yaalla xeebta dalkaas oo laga dhisayo
1 8 9 10 11 12 21