Warkii Manta

Dowladda Somaliya oo Shacabka ka raadineysa xiriirada kooxaha Lacagaha u qaada Alshabaab.

Dowladda Soomaaliya ayaa Amarro cusub kasoo saartay dagaalka dhinaca dhaqaalaha ee ka dhanka ah Alshabaab, si looga hortago dadka aruuriya

Faysal Cali Waraabe oo xukuumada Somaliland ku eedeeyay maamul xumo.

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID, ayaa ku baaqay in madaxweyne Biixi layska qabto, isaga oo ku eedeeyay maamul xumo.

dekadda cusub ee Garacad ee uu Xasan Sheekh xarigga ka jaray.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xarigga

Toogasho 5 Sano kadib lagu fuliyay Askarigii Dilay Wasiir ka tirsanaa Dowladii Farmaajo.

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta dil toogasho ah ku fulisay Axmed Cabdullaahi Cabdi Caydiid oo ahaa Dil-suge, markii lagu

Shirkadda Coastline Exploration oo shaacisay Lacagta ay ku bixisay Saxiixa Heshiiska Shidaalka.

Shirkadda Coastline Exploration ayaa faahfaahin ka bixisay heshiis xalay lagu saxiixay magaalada Muqdisho oo ay la gashay dowladda Soomaaliya, kaasoo

DFS oo taageertay go’aankii boqortooyada Sacuudiga.

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa si buuxda u taageertay sharaaxaddii ay dowladda Sacuudiga ka bixisay go’aankii urur OPEC+ uu ku dhimay

Ra’iisul wasaare Xamza oo shalay ka dagay BELEDWEYNE.

 Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa markale maanta ka dagay magaalada Beledweyne ee

Raysal wasaarahii dalka Ingiriiska oo Maanta is casishay.

Raysal wasaraahii dalka Ingiriiska Liz Truss ayaa goordhaw oo Maanta ah shaacisay iney iska casishay xilkii Raysal wasaaranimo ee dalka

Qaraxyo Siyaabo Kale Duwan Caawa Uga Dhacay Muqdisho.

Warar kale duwan ayaa waxaa ay ka soo baxayaan qaraxyo siyaabo kale duwan caawa uga dhacay caawa magaalada caasimadda ah

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliye Odawaa oo Laftgareen Kala Hadlay Dagaalka Al-shabaab.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta waxaa uu Qasriga Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Jigjiga.

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa goor dhaweyd yimid magaalada Jigjiga ee Dowlad Degaanka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Villa Somaliya kuso dhoweeyay Xulka Qaranka 17-jirrada.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta madaxtooyada ee Villa Somaliya ku soo dhoweeyay xulka Qaranka Kubadda Cagta ee 17-jirka

Xeer ilaalinta Dowladda oo Dacwad kusoo oogtay Cabdalla Muumin iyo Damiin lagu sii daayey.

Xoghayaha Ururka Saxafiyiinta SJS Cabdalla Muumin Axmed ayaa damiin lagu soo daayay, kadib markii Maxkamadda Gobolka Banaadir markii labaad maanta

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si adag uga hadlay dagaalka dowladiisu Shabaab kula jirto.

Waxaa muuqata in ay sii xoogeysanayaan dagaallada iyo howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab ee dowladda federaalka Soomaaliya, oo kaashaneysa dadka

 R/Wasaare Xamza oo khudbad xasaasi ah ka jeediyey shirka Itoobiya.

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre oo haatan ku sugan dalka Itoobiya ayaa maanta khudbad xasaasi ah ka
1 5 6 7 8 9 21