Warkii Manta

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xil cusub u magacaabay Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xil cusub u magacaabay saaxiibkiis oo hore u soo noqday wasiirka Arrimaha dibadda Dowladda

Wasiirka cusub ee Duulista oo soo saartay Wareegto ku ay joojisay Dhismeyaashii ka socday..

Wasiirka cusub ee Gaadiidka Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya Firdowsa Cisman Cigaal ayaa joojisey dhammaan dhismeyaasha ka socda gudaha iyo agagaarka

Dood ka dhalatay Deeqdii Imaaraadka iyo Xafiiska Ra’iisal wasaaraha oo Dib u sixid sameeyay.

Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ayaa dib u saxay tiro oo hore u shaaciyey oo ku saabsan Konteerada deeqda ee

Wasiirka isportiga ayaa maanta xilkii lawareegay.

Wasiirka cusub ee Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Maxamed Barre Maxamuud ayaa xilka kala wareegay Wasiirkii hore ee Dhalinyarada iyo Ciyaaraha

Itoobiya oo Korontadii labaad ka dhalisay Biyo Xireenka GERD iyo Masar oo dacwad u gudbisay..

Itoobiya ayaa Khamiistii bilowday inay koronto kasoo saarto Qeybta labaad (Marwaxadaha labaad) ee biyo-xireenkeeda weyn ee Nile, iyadoo ay si

Xog laga helay Ninka 24 sano jirka ah ee Tooreyda ku weerarray Salman Rushdi iyo xaalad halis ah..

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Nin dhalinyarro ah oo shalay Weerar Toorey loo adeegsaday ku qaaday qoraaga Salman Rushdi

Lafta-garen oo guddoomiyey Shir degdega oo ay ka qeybgaleen Saraakiil Ingiriis iyo Itoobiyaan ah.

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) oo dhowaan kasoo laabtay dalka Itroobiya ayaa shir gudoomiyey Shir Amni degdeg

Mucaaradka Somaliland ‘oo sii wadaya’ dibadbaxyada iyo Muuse Biixi oo eedeeyay.

HARGEISA —  Masuuliyiinta Xisbiyada Mucaaridka Somaliland ee Ucid iyo Waddani ayaa sheegay inay sii wadayaan dibadbaxyada ay ka dhigayaan magaalooyinka

Ciidamada Booliska oo Muqdisho ku qabtay Koox falal Burcadnimo ah ka geysatay degmooyin badan.

Ciidamada Booliska magaalada Muqdisho ayaa shaaciyey inay gacanta kusoo dhigeen Burcad la sheegay inay dhac ka geystaan xaafadaha magaalada Muqdisho.

Natiijadii ugu danbeysay Doorashada Madaxweynaha Kenya oo Cabsi dhalisay iyo xog cusub.

Dalka Kenya waxaa la wada sugayaa natiijada doorashada guud ee dalkaasi iyo cidda noqon doonta madaxweynaha cusub, iyadoo ay soo

Musharax Cirro oo ka hadlay khasaaraha ka dhashay mudaharaadyadii maanta.

 Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in 6 qof ay ku dhinteen mudaharaadadii maanta, isla markaana

Dowladda Mareykanka ayaa diginin kasoo saratay rabshadaha ka taagan Somaliland ee ka dhashay is-mari waaga ka taagan qabashada doorashada madaxweynaha ee u dhaxeeya mucaaradka iyo xukuumadda.

Laftagareen oo shaaciyay arrimaha ay ka wada-hadleen “Madaxweyne Cagjar”.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir Gudoomiyey shirka Gollaha Wasiiradda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed

Sweden oo ballanqaad u sameysay RW Xamze.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa saaka xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho kusoo laabtay iyo Madaxtooyada .

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku joogay muddo afar cisho