Warkii Manta

Diyaaradaha Drone-ka Turkiga oo ka qeyb qaadanaya Dagaalka Alshabaab ee Hiiraan iyo Galgaduud.

Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay xaqiijisay in Dowladda Turkiga ay qeyb ka tahay dagaalka lagu qaaday Alshabaab ee ka

William Ruto: “Ciidamadeena Somaliya uma joogaan Somalida darteed ee waxay u joogaan…

Madaxweynaha cusub ee Kenya William Ruto ayaa sheegay in ciidamada dalkiisa ee jooga Soomaaliya ay sii joogi doonaan inta howsha

Siciid Deni oo xilkii ka qaaday mas’uulkii ugu cuslaa iyo Wasiirada cusub ee la magacaabay.

Madaxweynaha Puntland Siciid C/llahai Deni oo isku shaandheyn ku sameeyey Golaha Wasiirrada maamulkiisa, isagoo xilalkii ka qaaday xubno uu ka

Joe Biden oo JAWAAB ka bixiyey hanjabaadda Putin.

 Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa wax aan la aqbali karin ku tilmaamay duullaanka madaxweyne Vladimir Putin ee dalka Ukraine,

Daawo: Khudbadda Madaxweynaha Soomaaliya ka jeediyay Golaha Guud ee Q/Midoobay.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey Golaha Guud ee Qaramada Midoobay fadhigiisa 77-aad ee ka socda magaalada

Go’aanno kasoo baxay Golaha Wasiirada iyo Guddi qaabilsan Dagaalka Alshabab oo la dhisay.

Go’aano ku saabsan xaaladda amniga iyo dagaalka Alshabaab ayaa kasoo baxay shirkii Golaha Wasiirrada xukuumadda Federaalka ee maanta, iyadoo lagu

Qoor Qoor oo boggaadiyey baarlamaanka Galmudug, kadib muddo kordhintii loo sameeyey.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo xalay soo xiray kalfadhiga 5-aad ee baarmanaaka maamulkaasi ayaa

Taliska Mareykanka oo shaaciyey Shabaab-kii ugu badnaa ee Duqeyn lagu dilay Buuloburte.

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa shaaciyey duqeyn ka dhacday agagaarka Degmada Buuloburte ee Gobolka Hiiraan oo lagu dilay tiradii

Madaxweynaha Ruushka oo ku dhawaaqay xaalad degdega, una yeertay Ciidamadiisa Keydka ah.

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa amar ku bixiyay in loo yeero lana abaabulo ciidamada keydka ah ee dalka Ruushka. Khudbad

James Swan oo shaaciyey arrin ay QM ka ballan-qaaday Axmed Madoobe.

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan oo maanta ka degay magaalada Kismaayo ayaa shaaciyey qodobadii uu kala hadlay Madaxweynaha

Magacyada illaa 40 qof oo Somali-Mareykan ah oo lagu soo oogay dacwad culus.

Waaxda Cadaaladda Mareykanka ayaa ku dhowaaqday dacwado ka dhan ah 47 qof oo badankood Soomaali ah oo lagu eedeeyey inay

Madaxtooyada oo shaacisay Liiska xubnaha Wafdiga Madaxweynaha ee Shirka Q/Midoobay.

Madaxtooyda Soomaaliya ayaa shaacisay liiska Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ee ka qeyb galay furitaanka Meertada 77-aad ee Golaha

Maamulka Hirshabeelle oo ku dhawaaqday Guushii ugu weyneyd ee Dagaalka Alshabaab.

Maamulka Hirshabeelle ayaa ku dhawaaqay guushii ugu weyneyd ee laga gaaray dagaallada iyo Kacdoonka ka socda degaanada Gobolka Hiiraan. Madaxweyne

Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Federaalka oo Muqdisho ku Geeriyooday.

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka uu geeriyooday. Allaha u naxariistee

Raysal wasaare Xamse “Marka Cadaw dagaal lagula jiro waa la xanuunjiyaa, markuu xanuunsado waxaa lagu gartaa jawaabta uu bixiyo”

Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Maanta shir guddoomiyay kulanka tiirka xoreynta iyo sugida amniga, kaasoo looga