Warkii Manta

Sidee ku dhacday in Alshabaab ay Dagaalkii Aboorey ku Gowracaan xubno ka mid ahaa..?

Waxaa isa soo taraya warar hore u soo baxay oo ku saabsan in Alshabaab ay degaanka Aboorey ee Gobolka Hiiraan

Wasiirka, xildhibaannada iyo Saraakiisha Beesha Murusade oo ka shiray dagaalka Alshabaab.

Wasiirka, xildhibaannada, Saraakiisha iyo Waxgaradka Beesha Murusade ayaa maanta Muqdisho ku yeeshay kulan ay uga arrinsanayeen xaaladda Ddegaanada ay Beeshaan

Shiinaha oo Soomaaliya ka taageeraya horumarinta Duulista iyo Gaadiidka.

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Fardowsa Cusmaan Cigaal ayaa maanta xafiiska  ku qaabishay Safiirka Dawladda

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray dalka Ingiriiska, kana qeyb galaya…

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugnaa Mareykanka ayaa gaaray magaalada London ee dalka Ingiriiska. Xasan Sheekh ayaa ka

Daawo: Khadiija Diiriye oo u jawaabtay Sheekh Umal.

 Wasiirka haweenka Soomaaliya Khadiija Maxamed Diiriye ayaa u jawaabtay Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo weerar ku qaaday dhowaan sababo la

Daawo: Madaxweyne Xasan oo go’aan adag ka qaadatay qadiyadda Somaliland.

 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo jaaliyadda Soomaaliyeed kula hadlayey magaalada Washington ee dalka Mareykanka ayaa ka hadlay waxa laga

Taliska Xoogga Dalka oo soo bandhigay Alshabaabkii lagu laayey Degaanka Aboorey.

Ciidamada Xoogga dalka ayaa soo bandhigay meydadka Alshabaab fara badan oo lagu dilay howlgal ka dhacay degaanka Aborey ee duleedka

Hay’adda NISA oo Shabaabkii ugu badnaa ku qabatay Muqdisho iyo Xarumo lala wareegay.

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda ee NISA ayaa shaacisay in howlgal ka dhacay magaalada Muqdisho lagu soo qabtay 10 xubnood oo

Xasan Sheekh oo kashifay sababtii xumeysay xiriirka Farmaajo iyo Isaias Afwerki.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay ka hadlay ciidamada Soomaalida ee lagu tababarray dalka Eritrea iyo sababta

Xasan Sheekh iyo Xoghayaha Difaaca Mareykanka oo ka wadahadlay Dagaalka Alshabaab.

Madaxweynaha Soomalaiya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhoweeyay xarunta Wasaaradda Difaaca Mareykanka. Xoghayaha Difaaca Maraykanka

Siciid Deni oo kala diray Golihii Degaanka Garowe, Soona magacaabay 4 Guddoomiye degmo.

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa wareegto maanta 15-ka Sibteembar 2022, ku kala diray Golihii Deegaanka Degmada Garoowe ee caasimadda

Xasan Sheekh oo maanta tegaya xarunta Wasaaradda Difaaca Mareykanka ee Pentagon.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Sheekh Maxamuud oo socdaal uga bilowday dalka Mareykanka ayaa maanta lagu soo dhoweynayaa Xarunta wasaaradda

Ciidamada Danab oo Howlgal la fuliyey Xarunta ugu weyn Alshabaab ee Gobolka Hiiraan.

Ciidamada Danab ee kumaandooska xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan xalay ka fuliyey degaanka Buq Aqable ee Gobolka Hiiraan oo ah

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo dalka Maraykanka u ambo baxay.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Maraykanka, halkaas oo uu kaga qeyb geli

Madaxweynayaasha Somaliya iyo Kenya oo kulan ku yeeshay Nairobi iyo Arrimaha ay ku heshiiyeen.

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ayaa kulan ku yeeshay xarunta Madaxtooyada dalka Kenya ee magaalada Nairobi. Kulankan oo yimid kadib caleemosaarkii