Warkii Manta

Soomaaliya oo Ka Qeybgalaysa Shirweynaha Saxaafadda Adduunka Ee Magaalada Dubai.

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuriyadda Federaalka Soomaalia, Mudane Daud Aweis Jama ayaa maanta  magaalada Abu Dhabi ee dalka

Wasiir Cadaaladda iyo Guddiga Maalgashiga Shisheeye oo kulmay.

Ku-simaha Ra’iisul wasaaraha ahna wasiirka Caddaaladda iyo arrimaha Dastuurka, Mudane Xasan Macallim Maxamuud ayaa guddoomiyay shirkii ugu horreeyay ee guddiga

Madaxweyne Xasan oo Booqasho Ugu Tagay Ciidanka Cirka Soomaaliya Ee Lagu Tababarayo Eritrea.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa maanta kormeeray

Ra’iiusl Wasaare Xamsa oo lagu soo dhaweeyay Jabuti.

Ra’iisulwasaraha dalka iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuti ee dalka Jabuti, halkaas oo uu ku soo dhaweeyay dhiggiisa

Guudlaawe oo shaaciyey dhibaato ka jirtay deegaanadii laga xoreeyey Al-Shabaab.

Madaxweynaha HirShabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa saacadihii lasoo dhaafay kormeer ku maray deegaanadii laga xoreeyey kooxda Al-Shabaab ee gobolka Shabeellada

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Magacaabay La-taliye cusub oo Dhalinyarro ah.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saaray wareego uu ku magacaabay La-taliye cusub oo xafiiskiisa ka shaqeyn doona. Madaxweynaha

Putin Iyo Erdogan Oo Ku Heshiiyay In Gargaar Qamadi Ah Loosoo Diro Soomaaliya.

Madaxweynaha Turkiga Tayyip Erdogan ayaa Jimcihii sheegay inuu dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin kula heshiiyey in qamadiga Ruushka ee soo mara

Hay’adaha Sirdoonka dalalka Somaliya iyo Itoobiya oo Heshiis ku gaaray Muqdisho.

Hay’adaha Sirdoonka dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa heshiis ku gaaray magaalada Muqdisho, kadib wadahadal laba maalmood dhex ay yeeshaan mas’uuliyiinta

Faahfaahin: 100 Alshabab ah oo lagu dilay Dagaalkii cuslaa ee Ceel-Hareeri iyo Garas Magan.

Taliska ciidamada xoogga dalka iyo Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa guul ka sheegtay dagaal culus oo shalay oo dhan ka socday degaano

Ciidamadii Masaajid Cali-Gaduud oo wax yar u jira xarunta ugu weyn Alshabaab ee Sh/Dhexe.

Ciidamada dowladda iyo Maleeshiyad Degaanka Gobolka Sh/Dhexe ayaa la wareegay degaano hoostaga degmada Aadan yabaal e Gobolka Shabeellaha Dhexe. Ciidamadan

Ra’iisul Wasaarihii Hore Ee Pakistan Oo Lagu Dhaawacay Weerar Lagu Qaaday.

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan ayaa laga dhaawacay lugta maanta kadib markii kolonyo baabuur oo uu la socday

Madaxweynayaasha Somaliya iyo Masar oo kulan gaara yeeshay iyo Arrimaha looga hadlay.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaara magaalada Algiers ee dalka Algeria kula yeeshay Madaxweynaha dowladda Masar Cabdulfataax Al-Siisi.

Heshiis Xabbad joojin ah oo dhex maray Dowladda Itoobiya iyo Jabhadda Tigray.

Dowladda Itoobiya iyo Jabhada Maamulka Tigray ayaa heshiis xabbad joojin ah ku gaaray magaalada Pretoria ee dalka Koonfur Afrika, iyadoo

Kulan Dalka Algeria ku dhex maray Madaxweynaha Somaliya iyo Xoghayaha Q/Midoobay.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Al-jeeriya kulan la yeeshay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Mudane António

Golaha Amniga Q/Midoobay oo mudadda u kordhiyey Xafiiskooda Siyaasadda Somaliya ee UNSOM/

Dalalka Golaha Amniga Qaramada Midoobay ayaa wadajir ugu codeeyay in muddo sanad ah loo kordhiyo Howlgalka xafiiska Qaramada Midoobay ee
1 3 4 5 6 7 21