Warkii Manta

Shirka Maalgashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya oo lagu soo gebagebeeyey Muqdisho.

Waxaa shalay la soo gabagabeeyay shirweynaha caalamiga ah ee dhiiragelinta maalgashiga Somalia oo mudo laba maalmood ah ka socday magalaada

Madaxweynihii hore Shiinaha oo Geeriyooday.

Hoggaamiyihii hore ee dalka Shiinaha Jiang Zemin, ayaa la soo wariyay in uu goordhaw geeriyooday isaga oo 96 sano jir

Madaxwaynaha Ruushka ee Vladimir Putin ayaa Jimcihii kulan gaar ah la qaatay hooyooyinka askarta Ruushka .

Madaxwaynaha Ruushka ee Vladimir Putin ayaa Jimcihii kulan gaar ah la qaatay hooyooyinka askarta Ruushka oo ay ku jiraan kuwa

Ilhaan Cumar oo u jawaabtey McCarthy oo doonaya in laga saaro Guddiga Arr. Dibedda (Kulan uu Yuhuudda la yeeshay).

Xildhibaanad Ilhaan Cumar oo ka tirsan aqalka Wakiillada ee Koongareeska Maraykanka ayaa jawaab ka bixisay hanjabaadii hoggaamiyaha xisbiga Jamhuuriga ee

Dagaal ‘lagu jabiyay Al-shabaab’ oo ka dhacay Shabellaha Dhexe.

Dagaal culus oo u dhaxeya Dadka degaanka oo taageero ka helay ciidamada dowlada iyo kooxda Alshabab ayaa shalay galinkii dambe

Qaraxyo Khasaaro Dhaliyay oo Ka Dhacay Magaalada Jerusalem Ee Dhulka Reer Falastin.

Qaraxyo isxigxigay ayaa maanta ka dhacay Boosteejo basaska laga raaco magaalada Jerusalem ee daanta galbeed ee dhulka reer Falastiin ee

Ra’iisulwasaare Xamse oo Kulan La Qaatay Agaasimeyaasha Saxaafadda Madaxabannaan.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa caawa la kulmay Agaasimeyaasha Warbaahinta Soomaaliyeed ee gaarka loo leeyahay,

DEG DEG: Madaxweyne Xasan oo magacaabay guddoomiye ku-xigeenada Gobolka Banaadir.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa magacaabay guddoomiye ku-xigeenada maamulka gobolka Banaadir, in ka badan lix bil kadib markii

Dhismaha Madaxtooyada Cusub Ee Galmudug oo Madaxweyne Xarigga Ka Jaray.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa

Mohamed El-Amine oo la wareegay hoggaanka ATMIS.

Souef Mohamed El-Amine oo ah Dublamaasi u dhashay dalka Comoros ayaa Midowga Afrika u doortay in uu noqdo madaxa howlgalka

Madaxweyne Xasan: Dadka ree Baxdo, Waqti Munaasib ah Ayeey Qaateen Go’aan Dhaxalgal ah:

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardar galinaya howlgalada dalka socda ee ka dhanka ah  Al-shabaab ayaa gaaray

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliye Odawaa Yuusuf oo la kulmay wafdi Ka socday Midowga Yurub.

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac iyo Taliyaha ciidanka xooga Dalka Sareeyo Guuto Odowaa Yuusuf Raage

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Dubai Ku Booqday Dhaawacyadii Qaraxyadii Soobe.

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa maanta booqday Isbitaalka Milateriga magaalada Abu

Diyaarado drone ah oo weeraray markab uu leeyahay bilyaneer Israeli ah.

Diyaarado drone ah oo sida bambooyin ayaa weerar ku qaaday Markab sida saliid cayriin oo uu leeyahay bilyaneer Israeli ah,

Golaha Wasiirada oo Ansixiyay Miisaaniyadda sanadka 2023.

Kulan ay xalay ku yeesheen magaalada Muqdisho xubnaha golaha wasiirada ayaa waxaa ra’iisulwasaaraha xukuumadda federaalka ah loogu gudbiyay miisaaniyadda dowladda