Warkii Manta

Puntland oo war kasoo saartay dagaalka dagaalka Laascaanood.

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa war kasoo saartay dagaalka ka socda Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool, kaasi oo u dhexeeya

Tiro Madaafiic ah oo laga maqlay xaafadaha Baladweyne.

Wararka naga soo gaarayo magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in xalay xiilli dambe xaafado ka tirsan magaalada

Soomaaliya oo ku guulaysatay darajada sareysa ee Hawada.

Dowladda Soomaaliya ayaa ku guulaysatay in hawada dalka ay kamid noqoto kuwa ugu wanaagsan ee guud ahaan caalamka oo dhan.

Raila Odinga oo sheegay in uusan Aqoonsaneyn Madaxweyne Ruto iyo Xukuumaddiisa.

Hoggaamiyihii looga guulaystay doorashadii ka dhacday Kenya August sanadkii tagay Raila Odinga ayaa sheegay in aysan aqoonsanayn xisbigiisa dowladda ka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xalkii ugu dambeeyay u helay dabar goynta khawaarijta.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed ayaa soo bandhigay sida shacabka iyo dowladda

Turkiga oo saxiixay dalabkii ugu horreeyey ee iibinta daroonnada Bayraktar TB2 (Dal Muslim ah oo dalbaday).

Shirkadda diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Turkiga ee Baykar ayaa saxiixday heshiis ku kacaya $370 milyan oo Doollar (TL 6.95

Dokumentiy o SIR ah oo cusub oo laga helay guriga MW Maraykanka ee Joe Biden (Maxaa ku qoran?).

 Baarayaasha Waaxda Caddaaladda ee Maraykanka (DoJ) ayaa lix dukumeenti oo kale oo sir ah ka helay guriga madaxweynaha Mareykanka, Joe

Ciidamada dowladda oo la wareegay Ceeldheer.

Wararka naga soo gaarayo degmada Ceeldheer ee gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya ay si rasmi ah ula

Weerar ku bilawday Qarax oo ka dhacay Xawaadleey.

Wararka naga soo gaarayo deegaanka Xawaadley oo hoostaga degmada Balcad ayaa sheegaya in xubna ka tirsan ururka alshabaab ay weerar

Maamulka gobalka Banaadir oo war-murtiyeed ka soo saaray shirka banbaxa gobalka Banaadir.

Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shirka banbaxa maamulka gobalka Banaadir, kaas oo muddo afar maalin ah. Shirkaan ayaa looga

Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya, Hey’adda IMF iyo Bangiga Adduunka oo shir uga Furmay Magaalada Nairobi.

Waxa maanta shir muhiim ah uga furmay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, Dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya,

Ukraine Oo Munaafaqnimo Ku Tilmaamtay Amar Uu Soo Saaray Madaxweyne Putin.

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa Khamiistii ku dhawaaqay xabbad-joojin socon doonta 36 saacadood, taas oo uu ku amray ciidamadiisu inay

Guddiga qaban qaabada Shirka Dib u heshiisiinta KGS oo gaaray Baydhabo.

Xubnaha Guddiga Farsamada Arrimaha Dib u Heshiisiinta KGS oo uu hogaaminayo Guddoomiyaha Guddiga Mudane Yusuf Xasan Isaaq (Yusuf Wadani) ayaa

 MD Xasan Sheekh oo sheegay inay jiraan rag ka tirsan AS oo hab qabiil lagu difaaco.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay howlgallada ka socda xilligaan dalka, qorshaha dowladda Soomaaliya ee raga weli ka

Mid ka mid ah shirkadaha isgaarsiinta oo si dadban u sheegtay in lagu amray inay adeeggooda ka jaraan Laascaanood.

 Waxaa weli cirka ku shareeran xaaladda magaalada Laascaanood oo weli aad u kacsan, halkaasoo ay markale saaka dib uga bilowdeen