Warkii Manta

Faahfaahin: 100 Alshabab ah oo lagu dilay Dagaalkii cuslaa ee Ceel-Hareeri iyo Garas Magan.

Taliska ciidamada xoogga dalka iyo Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa guul ka sheegtay dagaal culus oo shalay oo dhan ka socday degaano

Ciidamadii Masaajid Cali-Gaduud oo wax yar u jira xarunta ugu weyn Alshabaab ee Sh/Dhexe.

Ciidamada dowladda iyo Maleeshiyad Degaanka Gobolka Sh/Dhexe ayaa la wareegay degaano hoostaga degmada Aadan yabaal e Gobolka Shabeellaha Dhexe. Ciidamadan

Ra’iisul Wasaarihii Hore Ee Pakistan Oo Lagu Dhaawacay Weerar Lagu Qaaday.

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan ayaa laga dhaawacay lugta maanta kadib markii kolonyo baabuur oo uu la socday

Madaxweynayaasha Somaliya iyo Masar oo kulan gaara yeeshay iyo Arrimaha looga hadlay.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaara magaalada Algiers ee dalka Algeria kula yeeshay Madaxweynaha dowladda Masar Cabdulfataax Al-Siisi.

Heshiis Xabbad joojin ah oo dhex maray Dowladda Itoobiya iyo Jabhadda Tigray.

Dowladda Itoobiya iyo Jabhada Maamulka Tigray ayaa heshiis xabbad joojin ah ku gaaray magaalada Pretoria ee dalka Koonfur Afrika, iyadoo

Kulan Dalka Algeria ku dhex maray Madaxweynaha Somaliya iyo Xoghayaha Q/Midoobay.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Al-jeeriya kulan la yeeshay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Mudane António

Golaha Amniga Q/Midoobay oo mudadda u kordhiyey Xafiiskooda Siyaasadda Somaliya ee UNSOM/

Dalalka Golaha Amniga Qaramada Midoobay ayaa wadajir ugu codeeyay in muddo sanad ah loo kordhiyo Howlgalka xafiiska Qaramada Midoobay ee

Madaxweynaha Somaliya oo Baaq aan hore loo arag u diray Beesha Caalamka, kadib Qaraxyadii Soobe.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalalka beesha caalamka ka dalbaday inay Soomaaliya u soo diraan dhaqaatiir caafimaad iyo Dawo,

War kasoo kordhay tirada Dhimashada Qaraxyadii Soobe iyo Dad weli la raadinayo.

Waxaa isa soo taraya qasaaraha ka dhashay Qaraxyadii maanta ka dhacay Isgoyska Soobe ee lagu beegsaday xarunta Wasaaradda Waxbarashada. Xogta

Ciidamo hor leh oo loo diray Aagga Masaajid Cali-Gaduud iyo Wararkii ugu danbeeyay..

Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya inuu socdo diyaar garow kale oo ku saabasan sidii ciidamada dowladda u qabsan

Weerar Alshabaab ku qaaday Wasaaradda Waxbarashada (Taliye iyo Weriye caan ah oo ku dhintay).

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qaraxyo waaweyn oo ka dhacay Magaalada Muqdisho, kadib weerar lagu qaaday xarunta Wasaaradda Waxbarashada

Ninka ugu taajirsan Caalamka oo iibsaday Shirkadii Twitter iyo madaxdii oo la eryay.

Maalqabeenka ugu taajirssan dunida Elon Musk ayaa iibsaday Barta Bulshada ku xiriirto ee caanka ah ‘Twitter’-ka, isagoo noqday Milkiilaha cusub

RW Xamsa iyo Deni oo is-afgarad ka gaaray khilaafkii ka dhashay Xilka Ra’iisal wasaaraha.

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Xamsa Cabdi Barre ayaa xarunta uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho ugu tegay Madaxweynaha Puntland Siciid

Arrimaha oo looga hadlayo Shirka Golaha Wadatashiga Qaran iyo Qodobka ugu weyn ee Miiska saaran.

Waxaa maanta Caasimadda Muqdisho ka furmaya shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee madaxda dowladda Federaalka iyo madaxda maamul Goboleedyada, kadib markii

Soomaaliya iyo Mareykanka oo ku heshiiyey iskaashi milateri oo ka dhan ah Al-Shabaab.

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Gen Odawaa Yuusuf Raage iyo Saraakiil ka tirsan Ciidamada Mareykanka ayaa ka wada hadlay xoojinta