Warkii Manta

Natiijada Horudhaca Ah Ee Doorasha Madaxweynaha Dalka Kenya.

Natiijada horudhaca ah ee doorashada madaxweynaha dalka Kenya ayaa muujisay loolan adag oo u dhexeeyay labada musharrax ee ugu waaweyn

Ilhaan Cumar oo si dirqi ah ugu guulaysatay doorashada horudhaca ah ee Koongareeska Maraykanka.

Xildhibaan Ilhaan Cumar ayaa si dirqi ah ugu guuleysatay Talaadadii xalay, tartanka hordhaca ah ee Congress-ka Mareykanka oo ay kula

Weerar lagu dilay dad ku sugnaa xaflad aroos oo ka socotay duuleedka degmada Afgooye.

Wararka ka imaanaya tuulada Cadayleey oo ka mid ah tulooyinka hoostaga degmada Afgooye ee gobolka Sh/ hoose ayaa sheegaya in

Wasiirkii hore ee Maaliyadda Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa Xilka Ku Wareejiyay Wasiirka Cusub Mudane Cilmi Maxamuud Nuur .

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre , ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Maaliyadda

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Cusub Ee Dalka Oo Maanta Xilka La Wareegay.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Hamza Abdi Barre, ayaa xilalka u kala wareejiyey Ra’iisul Wasaare ku xigeenka cusub ee XFS

SAWIRRO: Laftagareen oo gaaray Jig-jiga (Ujeedada socdaalkiisa).

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Jig-jiga ee Dowlad Deegaanka

SAWIRRO: Safiirka QM oo ballanqaad u sameeyay RW Xamze-

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo xafiiskiisa ku qaabilay, Ergayga gaarka ah ee Xogyaha guud ee

Sidee Kampala loogu soo dhoweeye Xassan Shiikh iyo wafigiisa? (Sawirro).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ay uga bilaabatay dalka

Sawirro: Muxuu Madaxweyne Xasan Sheekh caawa kala hadlay ganacsatada Soomaaliyeed?

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Ganacsatada Soomaaliyeed, wuxuuna kala arrinsaday iskaashiyada ganacsi ee heer gobol iyo

Falastiiniyiinta oo sheegay in 31 qof ay ku dhinteen duqaymaha Israa’iil ee Gaza.

Dalka Masar ayaa dedaal ugu jira, sidii heshiis xabbad joojin ah looga gaadhi lahaa dagaalka ka soo cusboonaaday marinka Gaza

Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay Golaha Wasiiradda cusub ee Xukumadda Soomaaliya.

WAR DEG DEH AH: Baarlamaanka Soomaaliya ayaa codka kalsoonida siiyey golaha wasiirrada cusub ee dhawaan uu soo dhisay Ra’isalwasaare Xamse

Jubbaland oo diiday hadal kasooyeeray kuxigeenka Axmed Madoobe.

Madaxweyne ku xigeenka labaad ee maamulka Jubbaland, Suldaan Cabdiqaadir Luga-dheere, ayaa isagoo ku hadlayay magaca Jubbaland, waxa uu soo dhoweeyay

Lafta gareen oo safar deg deg ah ku tegay Itoobiya.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa gaaray Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya ,

Wariye Cali Muuse Cabdi oo ku geeriyooday Talyaaniga.

Allaha u naxariistee waxaa maanta dalka Talyaaniga ku geeriyooday wariyihii caanka ahaa Cali Muuse Cabdi oo sanadahaan ku noolaa dalkaas.

MUXUU YAHAY UJEEDKA AY KISMAAYO U TAGEEN WAFDIGA PUNTLAND?

Wafdi ka tirsan Puntland oo hoggaaminayo Wasiirka Amniga iyo DDR-ta Cabdisamad Maxamed Gallan ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta