Sporti

Arsenal waxay 3-0 ku karbaashtay Bournemouth.

Arsenal oo hogaanka la wareegtay Xili ay gaareen guushi sadaxaad oo Xiriir ah waana markii ugu horaysay ay sidaan sameyaan

Erling Haaland Oo Guul Ku Hoggaamiyey Manchester City Xilli Uu Furtay Xisaabtiisa Goolasha Premier League.

Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa guul ku bilowday difaacashada horyaalka Premier League ee labadii sannadood ee ugu dambeeyey ay

Manchester United Oo Guul-darro Xanuun Badan Ku Bilaabatay Xilli Ciyaareedka Cusub.

Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa guul-darro xanuun badan ku furatay horyaalka Premier League ee xilli ciyaareedka 2022-23, waxaana garoonkeeda

Xulka Haweenka Qaranka England Oo Ku Guuleystay CHAMPIONS Euro 2022 

Xulka qaranka England ayaa sameeyey taariikh kaddib markii gool waqtigii dheeraadka ahaa ay u dhalisay Chloe Kelly uu u horseeday

TAARIIKHDU IDIN ILOOBI MEYSO

jaleecay taariikhda, taariikhduna waxay sihoose iigu sheegtay in qof kasto oo wax wanaasan sameeyo in uusan ka tir-tirmeynin laabtadadka samaha

TAARIIKHDII GARSOORE CUSMAN M, XALANE

Waxaan maanta daalacaneynaa mid ka mid ah kuwii ugu wanagsanaa garsoorayaasha soo mara Ummadda Soomaaliyeed,shaqsi ku caan baxay in uusan

TAARIIKHDII MACALIN SHIINO GUHAAD

Taariikhda xidigaha waxaan maanta ku soo qaadan doonaa mid ka mid ahaa legends-ka ama laacibiintii magaca wayn ku yeeshay cayaarta

Hambalyo hormaris ah wasiir Saciid Jaamac Cali Qorsheel oo safka hore kaga jira Liiska golaha wasiirsda Ee bari lagu dhawaaqi doono

Kabtankii hore qaranka kubadda Kolayga Soomaaliya iyo kooxdii Jeenyo.wasiir Saciid Jaamac Cali ayay taariikhdu xusaysaa inuu ka mid ahaa ciyaaryahannadii

Sporti Lorem Ipsum

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit, sed do eiusmod tempor incididunt ut labore et dolore magna aliqua. Risus