Isku aadka wareega group-yada Champions League .

Isku aadka wareega group-yada Champions League ayaa ka dhacaya magaalada Istanbul ee caasimada dalka Turkiga halkaasoo xilli ciyaareedkan loo doortay inay martigeliyaan finalka koobka dhegaweyne.
Isku-aadka wareegga Group-yada oo dhamaystiran

Group A: Ajax, Liverpool, Napoli iyo Rangers

Group B: FC Porto, Atletico Madrid, Bayer Leverkusen, Club Brugge

Group C: Bayern Munich, Barcelona, Inter Milan, Viktoria Plzen

Group D: Eintracht Frankfurt, Tottenham, Sporting CP, Marseille

Group E: AC Milan, Chelsea, RB Salzburg, Dynamo Zagreb

Group F: Real Madrid, RB Leipzig, Shakhtar Donetsk, Celtic

Group H: Manchester City, Sevilla, Borussia Dortmund, FC Copenhagen

Group I: PSG, Juventus, Benfica, Maccabi Haifa

Waqtiga la ciyaarayao kulamada 1aad illaa finalka.
Kulamada koowaad ee wareega group-yada 1: 6/7 September 2022.
Kulamada Labaad 2: 13/14 September 2022.
Kulamada saddexaad 3: 4/5 October 2022.
Kulamada afraad 4: 11/12 October 2022.
Kulamada shanaad 5: 25/26 October 2022.
Kulamada lixaad 6: 1/2 November 2022.
Kulamada wareegga 16ka: 14/15/21/22 February iyo 7/8/14/15 March 2023.
Kulamada semi-finalka: 11/12 iyo 18/19 April 2023.
Kulamada semi-finalska: 9/10 iyo 16/17 May 2023