Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya oo Magacaabay 14 Guddi (Magacyada).

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa soo saaray liiska 14-ka Guddi iyo magacyadda Xildhibaanada ka mid noqanaya Guddiyadda kala duwan  ee Golaha Shacabka.

Guddiyadan ayaa u xilsaaran dabagalka iyo la xisaabtanka waxqabadka heyadaha kala duwan ee Xukuumada.

HOOS KA AKHRISO MAGACYADA GUDDIYADA