Inna Lillahi wa ina illeyhi rajicuun .

Allaha u naxariisto Garsoore kubada cagta ah oo lagu magacaabo Maxamed Xaaji Aweys (Madka) ayaa Ku geeriyooday Magaalada Muqdisho xili uu dhax jiray howlmaalmeedkiisa.
Geerida deg dega ah ee ku timid garsoorahan kubada cagta Madka oo sidoo kale soo noqday Garsoore heer Caalami ah. 59-sano jir ahaa ayaa waxaana geerida garsoorahan aad uga naxay bahda kubada cagta iyo Sportiga guud ahaan.
Waxaa dhamaan Garsoorayaasha Kubada Cagta Tacsi u dirayaan Tiiraanyo Leh iyo Duco u dirayaan Murugudana la qeybsanayaan Qoyskii, Qaraabadii, Eheladii iyo Asxaabtii oo ka geeriyooday Halyey AUN ( Maxamed Xaaji Madka) Shaqsi aad u qaali ah iska afgaaban cidna ay waligood is qaban.
Alla SWT Waxaan ugu Baryeynaa in uu Ka Waraabiyo Janadi Firdowsa,Qoyskii ,Heleladii,Qraabadii iyo asxaabtii uu K a geeriyoodayna Samir iyo Imaan Saadaq ah eeba ha Ka Siiyo.Aamiin Aamiin.
انا لله وانا إليه راجعون، عظم الله أجركم واحسن الله عزائك.
ووسع مدخله واكرم نزله واسكنه الفردوس الأعلى
Dhamaan Halyeeyada Isboortiga Soomaaliyeed oo kala
ah :- C/qadir Ibrahim Gacal (Abkow) Aabaha Isboortiga Soomaaliyeed
Xaaji Maxamed Axmed Colow (Xaaji Colow)
Halyeey Isboorti oo ku Dayasho mudan
Xidhibaan :- Maxamed xuseen Hadi
Prof. Xildh. C/raxman Adan Ibrahim (IBI)
Xildhibaab Dahabo Suusow
Gen. Maxamed Faarax (Dab damis) (Taliyaha Ciidanka Dab damiska)
Gen: Bashiir Maxamed Jaamac
Avv. C/waxid Xaaji Cusman
Muse Maxamed Nasir,
C/llahi Xasan Salax (Tuke),
Ex. Wasiir Saciid Jaamac Cali (Saciid Qorsheel),
Ibrahim Xuseen Cali (Roombo), (La Taliyaha Wasiirka Arr. Isboortiga)
Dr. Cali Cusman Cali
Dr: Yaasiin Abukar Cariif
Dr: Maxamed Aadan Jeele
Dr: Cunaaye
Dr. Yusuf Shaqaaq
Dr. Saciid Faarax ducaale
C/qadir Xaaji Xasan (Xaaji Gurey), (Guddomiyaha Guddiga Talo jeedinta)
Cabdullahi Axmed Tarabi Gud GOS
Cali Amiin Xaaji,
Muse Faarax Dheere
Cusman Bruno
C/llahi Xersi Cabdi
Cabdulkarir Macalim
Cusman Maxamud Xalane(Xarash)
Maxamed Mukhtar Sheekh
Abdiraxmaan Maxamuud Guhaad (Shiino Guhaad)
Maxamed Cali Xersi ( indhacaad)
Cabdulkadir Xaaji Daahir (Sheikha)
Cumar Axmed Jaamac (dhagaweyne)
Abukar Axmed Maxamed (Abukar Shiino)
Maxamed Cali Sheikhey (Macaanow)
Maxamed ismaaciil (Sitey)
C/llahi Maxamud Shooble ( Buurane)
Aweys Fuundi
Khadiijo Adan Dahir (Guddomiyaha XSC/Fudud)
C/llahi Nur Maxamed (Cadaani) (Guddomiyaha XSKK)
Maxamed Xuurshe Xasan {Eenow} (Guddomiyaha XSK/Gacanta)
Maxamed Xaaji Cali (Guddomiyaha XSK/MIISKA)
C/llahi Axmed Colow (Joorjo Colow) (Guddomiyaha XS ee Feerka)
Cali Shiino (Gudoomiyaha XSKC)
Mukhtar (Cuti)
Xassan Wacdi (Batroolka)
Ex Wasiir Cali Mudey Maaxi
Xaaji Adan Cabdulle Qeylow (Guddomiyaha Somali Mini Football)
Cusman Maye (Iskoot)
Maxamud Killer
Axmed Cali Culusow
Haaruun Cabdi Maxed,
Guddomiyaha K/Cagta Gobolka Banadir
Laash Jamaal
Tababaraha K/Cagta Hirshabeele
Cumar Cali Dhuxulow,
Bashir Maclin Cilmi
Cumar Gedo
Asad Cusman Cali
Xasan Aadan Xaaji Yabarow Wiish (Gudoomiyaha Isboortiga G/Banaadir
Daud Axmed Dheere (Madaxa Horumarinta Isboortiga G/Banadir)
C/qadir Muse (Nuuraaye)
Bashir Shire Xeydar (Bootaan),
C/llahi Xasan Cali (Kuusow)
Xasan Goodax (Guddomiye ku xigeenka Somali Mini Football)
Da’ud Shire Maxamed (Xoghayaha Guud ee Somali Mini Football)
Cali Roble Nuur (Guddomiyaha Isboortiga Degmada Waaberi)
Mulki Nur Mudey
Miski Cumar Cusmaan
Sucad C/llahi Maxamed
Nasro Maxamud Maxamed (Nasro Elay)
Caasho Xasan Xuseen (Taraafiko)
Sahro Xasan Socdaal
Nadiifo Cusman Tuuryare
Khadijo Axmed Yare
Deeqo Cali Food
Geni Xasan Nuur
Deeqo Maxamed Siyaad Bare
kaamil olol Diinle
Cabdi Guuleed ( Cabdi Xalwo
Maxamed Muslimiin
Cabdiwali (Sancada)
Cabdulkadir (Garweyne)
Cabdalle dheere
Xasan Islow Mahadale(Xasan Shiino)
Abukar Cali Jumcaale ( obaaley)
Jaamac Maxamud Aadan ( Karaciin)
Maxamed Cabdiraxmaan
Shiis Gaayow
Mxamed Ciise Cali (dageeye)
Axmed Nuur Maxamed Xaashi (Seyga Ruushka)
Axmed Muuse Xuseen
Bashiir Yuusuf Maxamed ( Bashiir Fox)
Cabdukadir Xaaji Ciise (Biyole)