Xoghayaha Ururka Maxamed Cali ( Macaanow) .

Xoghayaha Ururka Maxamed Cali ( Macaanow) Khabiirka asagoo haysto Shahaadoyin oo uu Ku Takhasusay Ciyaaraha, ayaa maanta u aqoonsatay jaaliyada Somaaliyeed ee magaalada Toronto ayadoo gudoonsiisay Shahaado Sharaf Ku Saabsan doorka oqooneed oo u leeyahay Sportiga ,Waxay jaaliyada Somaaliyeed u aqoonsatay doorka Qadiyad Banaadiriga uu Ku sifobay howl- karnimo,daacadnimo iyo Wadanimo,Waxaa mahad mudan inta u garatay in uu mudanyahay qadarintaas.