TAARIIKHDU IDIN ILOOBI MEYSO

jaleecay taariikhda, taariikhduna waxay si
hoose iigu sheegtay in qof kasto oo wax wanaasan sameeyo in uusan ka tir-tirmeynin laabta
dadka samaha iyo wanaaga jecel, waxa aad qabateen iyo barbaarintii aad u hurteen jiilalka
soo koraayo, waxay noqon doontaa mid lagu keydiyo diiwanada taariikheed eeWaan qiirooday, waan farxay, waxaan dib u yara
isboortiga,waxaad saameyn balaaran ku yeelateen dhalinta hiwaayadooda ay tahay arimaha
isbortiga, waxaan ilaah idinka baryeynaa inta geeriyootay in uu alle ku abaal mariyo janatul
fardowsa xasuustiinana waxay noqoneysaa mid aan la iloobi doonin inta aduunyadaan ay
jirto.
Waxaan aad u xasuustaa shirka maalinta uu dhacayay oo looga hadlayay horumarinta
Isbortiga Qaranka Soomaaliyeed, gaar ahaan abaabulkii Isbortiga Gobollada Dalka oo fooda
nagu soo haayay, wuxuuna shirkaa ku dhamaady guul iyo reyn reyn
Diyaariye (Dr. Ali Osman Ali)