(Akhriso) Magacyada iyo Qabiilada wasiirada cusub ee Somalia.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa goordhow shaaciyey liiska Golaha Wasiirada xukuumaddiisa ee muddada la sugayey.

Inta badan xubnaha golaha wasiirada ayaa ah xubnaha sida aadka ah ugu dhow ama ka tirsan kooxda madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha ee UPD, waxaase ku jira dhowr wasiir oo siyaabo kale ku yimid.

Liiska Golaha ee uu ku dhawaaqay Ra’iisul Wasaare Xamza ayaa ah kuwo aad looga soo shaqeeyay oo ku yimid wada-ogol dhinacyo badan ah, islamarkaana waqti badan ay galiyeen madaxda sare.

Halkan hoose ka akhri qabiilada iyo magacyada

Beesha Hawiye

1- Axmed Macallin Fiqi, Wasiirka Arrimaha Gudaha – Beesha Hawiye/Habargidir/Sacad

2- Xasan Macallin, Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka – Beesha Hawiye/Murusade/Sabti

3- Maxamuud Cabdiraxmaan Beena-Beene, Wasiirka Qorsheynta iyo Maalgashiga –  Beesha Hawiye/Baadicadde.

4- Dr. Crisaaq Cumar Maxamed, Wasiirka Batroolka iyo Macdanta –  Beesha Hawiye/Xawaadle.

5-  Dr. Cali Xaaji Aadan, Wasiirka Caafimaadka –  Beesha Hawiye/Gaaljecel.

Beesha Daarood

1- Abshir Cumar Huruuse, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga – Beesha Majeerteen/Ciise Maxamuud

2- Jaamac ilka Jiir, Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka- Beesha Daarood / Warsangeli.

3- Fardowsa Cismaan Dhoore, Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka- Daarood/Leelkase

4- Jaamac Xasan Khaliif, Wasiirka Boosatada iyo Isgaarsiinta – Waxa uu kasoo jeeda Beesha Daarood/Dhulbahnte

5- Maxamuud Doodishe, Wasiirka Amniga Gudaha –  Beesha Daarood/Mareexaan.

Beesha Dir

1- Saalax Axmed Jaamac, Ra’iisul Wasaare ku-xigeen –  Beesha Isaaq/Garxajis

2- Dr. Cilmi Maxamuud Nuur, Wasiirka Maaliyadda – Beesha Samaroon

3- Ismaaciil Sheekh Bashiir, Wasiirka Howlaha Guud iyo Guryenta –  Beesha Isaaq/Habarjeclo.

4- Axmed Xasan Aadan, Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyeaadka Badda, – Beesha Dir

5- Biixi Iimaan Cige, Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha – Beesha Isaaq/Garxajis.

6- Jaamac Taqal, Wasiirka Korontada iyo Biyaha-Beesha Biyamaal

Beesha Digil iyo Mirifle

1- Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur, Wasiirka Awqaafta iyo Diinta – Beesha Digil iyo Mirifle/Leesaan

2- Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), Wasiirka Gaashaandhigga, Beesha Mirifle/ Jiroon

3- Xasan Xuseen Eelaay, Wasiirka Xananaada Xoolaha-Beesha Mirifle/ Eelay.

4- Jibriil Cabdirashiid, Wasiirka Ganacsiga Warshadaha.-Beesha Garre

5- Axmed Madoobe Nuunoow, Wasiirka Beeraha iyo Waraabka- Beesha Digil/Dabare

Beesha Others

1- Khadiija Maxamed Diiriye, Wasiirka Haweenka –  Beesha Shanaad/Yaxar

2- Daa’uud Aweys, Wasiirka Warfaafinta – Beesha Shanaad/Jareer

3- Maxamed Barre Maxamuud, Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaraaha- Beesha Shanaad/ Ajuuraan

4- Khadiija Al-Makhzuumi, Wasiirka Bay’adda iyo isbddelka Cimiladda,  Beesha Shanaad/ Reer Xamar.